Dil caawa ka dhacay duleedka Belad-weyne iyo faahfaahino ka soo baxaya

Degaanka Baardheere oo ku yaalla duleedka magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa waxaa caawa lagu dilay nin oday ahaa oo laga yaqiinay degaanka. Goob joogayaal ayaa sheegay in ninka la beegsaday oo lagu magacaabi jiray Tobane Ciilow  xilliga la dilayey uu watay gaari nooca raaxada ah. Ilo wareedyo ayaa waxa ay inoo sheegeen in Tobane … Continue reading Dil caawa ka dhacay duleedka Belad-weyne iyo faahfaahino ka soo baxaya